Hooyada Dhashay Paul Pogba oo xil muhiim ah loo magacaabay

Xiriirka kubadda Cagta ee dalka Guinea ayaa Yeo Moriba oo ah hooyada dhashay ciyaaryahanka Khadka Dhaxe uga Ciyaara Faransiiska iyo Man United ee Paul Pogba u magacaabay in safiir u noqoto xulka kubada cagta Haweenka ee dalka Guniea. Mamadou Antonio Souare oo ah madaxweynaha xiriirka Kubadda Cagta dalka Guneia ayaa go’aansaday in safiir u magacaabo Hooyada … Continue reading Hooyada Dhashay Paul Pogba oo xil muhiim ah loo magacaabay